Abaabulista Waxyeellada iyo Horumarinta Dambiga

Faahfaahinada xeerka

DIIWAANKA BEDDEL
Ujeeddada Xeerka
Dadaal lagu doonayo in lagaga hortago oo la carqaladeeyo waxyeellada offleenka ah iyo dhaqanka koobiyeynta awgeed, waxaanu dadka ka mamnuucnaa inay fududeeyaan, abaabulaan, horumariyaan ama qirtaan falal dambiyeed ama waxyeello gaar ah oo lala beegsado dadka, meheradaha, hantida ama xoolaha. Waxaan u oggolaanaa dadka inay dood ka yeeshaan oo ay taageeraan sharciyeynta falalka dambiyada ama waxyeellada leh, sidoo kale inay iftiimiyaan falal waxyeello leh ama dambiyo ay arkaan ama la kulmaan illaa aysan u doodin ama abaabulin waxyeello.
Waxaan Saarnaa:
Waxyeellada ka dhanka ah dadka
  • Shaacinta jinsiga qofka: Soo bandhigidda aqoonsiga ama goobaha xidhiidhka la leh qof kasta oo lagu lifaaqay:
    • Xubin ka noqoshada koox ku hawlan khatarta shaacinta jinsiga qofka; iyo/ama
    • La wadaagidda xidhiidhka qoyska iyo/ama jacaylka xubin(no) ka mid ah kooxda khatarta shaacinta jinsiga qofka; iyo/ama
    • Sameeynta waxqabadyo xirfadeed oo lagu taageerayo kooxda khatarta shaacinta jinsiga qofka (marka laga reebo shakhsiyaad siyaasadeed)
  • U sheegista qof kale oggolaansho la'aan aqoonsiga galmo ama jinsi ee qof kale ee xaalada qarsoon ee sharci fulinta, militariga, ama shaqaalaha amniga haddii nuxurku uu ku jiro magaca wakiilka, wejigooda ama calaamaddooda iyo mid kasta oo ka mid ah kuwan soo socda:
    • Ururka sharci fulinta ee wakiilka
    • Hawlgalka sharci fulinta ee wakiilka
    • Si cad u sheegista xaaladdooda qarsoon
  • Isku dubaridka, hanjabaada, taageeridda, ama qirashada wargelinta xaalad degdeg ah oo been abuur ah marka laga reebo macnaha guud ee sare u qaadida wacyigelinta ama cambaaraynta, khayaaliga ama goobta soo bandhigida ama ka badbaadinta wax xun.
  • Muujinta, sare u qaadida, u doodista ama dhiirigelinta ka qaybqaadashada xujo caan noqotay oo halis ah marka laga reebo macnaha guud ee sare u qaadida wacyigelinta ama cambaaraynta. Halka sawirka lagu muujiyay xaaladahan guud, waxaan ku darnay summad si ay dadku u ogaadaan in laga yaabo in nuxurka yahay mid xasaasi ah.
Waxyeellada ka dhanka ah xawayaanada
  • Iskudubaridka, hanjabaada, taageeridda ama qirashada falalka waxyeellada jidheed leh ee ka dhanka ah xoolaha (qaab qoraal, muuqaal ama hadal ah) marka laga reebo xaaladaha:
    • Wacyi-gelinta ama cambaaraynta
    • Badbaadinta
    • Badbaadinta ama difaaca naf, aadane kale ama xayawaan kale
    • Goobaha khiyaaliga ama soo bandhigida MARKII LAGA REEBO meesha ay ku muujiso soo bandhigida dagaalka xayawaanka ama samatabixinta xayawaanka ee beenta ah
    • Ugaadhsiga ama kalluumeysiga
    • U gowricitaanka diimeed
    • Diyaarinta cuntada iyo habeynteeda
    • Cayayaanka ama xayawaanada khatarta leh
    • Dilista bukaanada qaba cudurrada aan la daweyn karin
    • Ciyaaraha dagaalka dibiga
  • Abaabulista, u hanjabaadda, taageerida, muujinta ama qirashada soo bandhigida dagaalka xayawaanka ama muujinta muuqaal sawir ah samatabixinta xayawaan taas oo been abuur ah markii laga reebo macnaha guud ee sare u qaadida wacyigelinta ama cambaaraynta ama badbaadinta.
Waxyeellada ka dhanka ah hantida
  • Iskudubaridka, u hanjabaada, taageeridda ama qirashada kharribaad ama xatooyo (qaab qoraal, muuqaal ama hadal ah), marka laga reebo macnaha guud ee
    • Sare u qaadida wacyigelinta ama cambaaraynta,
    • Badbaadinta,
    • Goobaha khiyaaliga ama soo bandhigida,
    • Qirashada macnaha guud ee difaaca shakhsiyeed, ama qof kale
    • u muujinta kharribaad xaalad mudaharaad,
    • ku muujinta garaafeyn, ama
    • si togan uga hadlida kharribaad iyo xatooyada ay dadka kale geystaan.
Khiyaanada cod-bixiyaha iyo/ama tirakoobka
  • Soo bandhigyada in lagu iibsado ama lagu iibiyo codadka lacag caddaan ah, hadiyado, adeegyo ama agabyo badeeco kale, marka laga reebo haddii loo wadaago macne guud oo ah cambaaraynta, sare u qaadida wacyigelinta, tebinta wararka, ama qaab kaftan ama jeesjees ah.
  • U doodia, siinta tilmaamo, ama sharrixida ujeeddo cad si qaab sharci darro ah looga qeyb/qaato codbixinta (tusaale, codeynta laba jeer ama been ka sheegida u qalmashada codbixintaada) ama habraaca tirakoobka (tusaale, si xun u matalida macluumaadka deegaanka ama inta qof ee ku nool gurigaaga), marka laga reebo haddii loo wadaago in lagu dhaleeceeyo, wacyigelinta, war tabinta, ama macnaha maadeysiga ama qosolka leh.
Nuxurkan soo socda, waxaan ku darnay summad si ay dadku u ogaadaan in nuxurku laga yaabo inuu yahay mid xasaasi ah:
  • Sawir muujinaya xujo caan noqotay oo halis ah haddii la wadaago iyadoo cambaareynaysa ama kor u qaadaysa wacyigalinta khataraha la xidhiidha.
Nuxurka soo socdo, waxaan xaddidnaa awoodda ay ku daawadaan nuxurka dadka waaweyn, ee jira 18 iyo ka weyn:
  • Sawir muujinaya noocyada khatarta ah ee wadista gaadhiga taasoo horseedi karta dhaawacyo nafta halis geliya ama dhimasho u keena kara darawalka ama kuwa kale, marka laga reebo haddii lagu wadaago goobaha khayaaliga ah ama xirfadlayaasha.
Xeerarka Bulshada ee soo socda, waxaan u baahannahay macluumaad dheeraad ah iyo/ama macnaha guud si loo dhaqangeliyo:
Waxaan Saarnaa:
  • Kashifka: shaacinta aqoonsiga qof iyo u keenida qofka khatarta waxyeellada:
    • Xubnaha LGBTQIA+
    • Haweenka aan xijaabnayn
    • Shakhsiyaadka aan la xukumin oo sameeyay xadgudub galmo ahaan marka loo eego macnaha guud ee samaynta xadgudub galmo oo Howlgal Khiyaano ah
    • Shakhsiyaadka ku lugta leh kiisaska sharciga ah, marka ku lug lahaanshahooda laga xaddiday u shaacinta dadweynaha
    • Markhaatiyaal, xog-bixiyeyaal, saxaafiyiin, skhakhsiyaadka la xidhay ama la haystayaal
    • Soo goostayaasha, marka uu soo dacweeyo kanaalka dawladda ee lagu kalsoon yahay
    • Maxaabiista dagaalka, marka loo eego macnaha guud ee dagaal hubaysan
  • Sawirka laga yaabo inuu khiyaano dadweynaha markii loo eego asalkiisa haddii:
    • Halbeega la sawiray ama walxaha uu leeyahay wakiil idman ee ku jira sawirka, iyo
    • In sawirku awood u leeyahay inuu waxyeello u geeysto xubnaha dadweynaha.
  • Bayaanka ujeeddada wata, baaqa ficil, ama dhiiragelinta midkood:
    • Xannibida marin u helka adeegyada muhiimka ah marka ay jirto xaqiijin ama xaqiijin si guud loo heli karo oo ah in baabuurta gurmadka la xannibay, AMA
    • Bartilmaameedsiga shakhsi ama koox gaar ah oo dad ah iyagoo laga xannibayo marin u helkooda adeegyada muhiimka ah ama marinka aan la xannibin qaab kasta oo halis gelin karta badqabkooda
  • Faragelinta codbixiyaha ama tirakoobka, oo ay ku jiraan:
    • Baaqyada faragelinta la isku dubariday taas oo saamaynaysa awoodda shakhsiga ee ah inuu ka qeyb galo doorasho ama tirakoob rasmi ah.
    • Sheegashooyinka ka qaybqaadashada codbixinta ama tirakoobka ay keeni karto ama ay ka dhalan karto cawaaqibyo ka imaanaya fulinta sharciga (tusaale, xarig, masaafurin ama xabsi gelin).
    • Hanjabaadaha in la aado goobta doorashada si ay ula socdaan ama u daawadaan codbixiyayaasha ama hawlwadeenada sarkaallada doorashada haddii lagu daro tixraaca cabsi gelin (tusaale, ''Aan tusno cidda madaxdooda ah!'', ''Waxay rabaan dagaal? Waan la dagaallami doonnaa.”).
    • Hanjabaadaha in la aado goobta howlaha doorashada ka dib haddii lagu daro tixraaca cabsi gelin (tusaale, ''Aan tusno cidda madaxdooda ah!'', ''Waxay rabaan dagaal? Waan la dagaallami doonnaa.”).
Adeegsiga isticmaalaha
Arag tusaalooyinka qaar ee ku saabsan sida dhaqangelinta ay ugu muuqato dadka Facebook-ga isticmaala, sida: qaabka ay kuugu muuqato in aad dacwo ka gudbiso wax aad u malaynayso inaysan ahayn inay ka sii mid ahaadaan Facebook-ga, in laguu sheego inaad ku xadgudubtay Xeerarka Bulshadeena iyo inaad aragto digniinta macluumaadka beenta ah oo dul saaranta nuxur gaar ah.
Xusuusin:Had iyo jeer waxaan sameynaa horumar, sidaa darteed waxa aad halkan ku aragto waxaa laga yaabaa in ay waxyar wixii hore ahaayeen marka la barbardhigo waxa aan hadda isticmaalno.
ADEEGSIGA ISTICMAALAHA
Dacweynta
WAAYO ARAGNIMADA ISTICMAALAHA
Ogeysiinta dacweeynta-boostiga
WAAYO ARAGNIMADA ISTICMAALAHA
Khibrada saarista nuxur ama koonto
WAAYO ARAGNIMADA ISTICMAALAHA
Digniinta macluumaadka beenta ah
Dhaqangelinta
Waxaanu leennahay xeerar isku mid ah adduunka oo dhan, oo loogu talagalay qofkasta oo isticmaala Facebook-ga.
Kooxaha dib u eegista
Kooxdayada caalamiga ah oo ka badan 15,000 dib-u-eegayaal ah ayaa shaqeeya maalin kasta si ay dadka Facebook-ga isticmaala uga dhigaan kuwo ammaan ah.
Ka qeybgalka saamileyda
Khubarada dibadda, aqoonyahannada, Ururrada aan Faa'ido Doonka ahayn iyo xeer dejiyeyaasha ayaa gacan ka geysta wargelinta Xeerarka Bulshada ee Facebook-ga.
Caawimo u heli abaabulista waxyeellada iyo horumarinta dambiga
Baro waxa aad samayn karto haddii aad Facebook-ga ku aragto wax ka soo horjeeda Xeerarkeena Bulshada.
Booqo Xaruntayada Caawinta