Ilaalinta Dheeraadka ah ee Ilmaha

Faahfaahinada xeerka

DIIWAANKA BEDDEL
Waxaan u hoggaansannaa:
  • Codsiyada saaridda koontooyinka ilmaha aan qaangaarin.
  • Codsiyada dowladda ee saarista sawirrada si xun u isticmaalka carruurta ee aan galmada aheyn.
  • Codsiyada mas'uulka sharciga ah ee saaridda weerarrada lagu hayo carruurta si aan ula kaca aheyn caanka u ah.
Xeerarka Bulshada ee soo socda, waxaan u baahannahay macluumaad dheeraad ah iyo/ama macnaha guud si loo dhaqangeliyo:
Waxaa laga yaabaa inaan saarno nuxurka loo sameeyay ujeeddada aqoonsiga ilmo gaar ah haddii ay jirto khatar ku iman karta badbaadada ilmaha marka uu codsado isticmaale, dawlad, sharci fulinta ama khubarrada badbaadada carruurta ee dibadda.
Adeegsiga isticmaalaha
Arag tusaalooyinka qaar ee ku saabsan sida dhaqangelinta ay ugu muuqato dadka Facebook-ga isticmaala, sida: qaabka ay kuugu muuqato in aad dacwo ka gudbiso wax aad u malaynayso inaysan ahayn inay ka sii mid ahaadaan Facebook-ga, in laguu sheego inaad ku xadgudubtay Xeerarka Bulshadeena iyo inaad aragto digniinta macluumaadka beenta ah oo dul saaranta nuxur gaar ah.
Xusuusin:Had iyo jeer waxaan sameynaa horumar, sidaa darteed waxa aad halkan ku aragto waxaa laga yaabaa in ay waxyar wixii hore ahaayeen marka la barbardhigo waxa aan hadda isticmaalno.
ADEEGSIGA ISTICMAALAHA
Dacweynta
WAAYO ARAGNIMADA ISTICMAALAHA
Ogeysiinta dacweeynta-boostiga
WAAYO ARAGNIMADA ISTICMAALAHA
Khibrada saarista nuxur ama koonto
WAAYO ARAGNIMADA ISTICMAALAHA
Digniinta macluumaadka beenta ah
Dhaqangelinta
Waxaanu leennahay xeerar isku mid ah adduunka oo dhan, oo loogu talagalay qofkasta oo isticmaala Facebook-ga.
Kooxaha dib u eegista
Kooxdayada caalamiga ah oo ka badan 15,000 dib-u-eegayaal ah ayaa shaqeeya maalin kasta si ay dadka Facebook-ga isticmaala uga dhigaan kuwo ammaan ah.
Ka qeybgalka saamileyda
Khubarada dibadda, aqoonyahannada, Ururrada aan Faa'ido Doonka ahayn iyo xeer dejiyeyaasha ayaa gacan ka geysta wargelinta Xeerarka Bulshada ee Facebook-ga.
Caawimaad u hel ilaalinta dheeraadka ah ee ilmaha
Baro waxa aad samayn karto haddii aad Facebook-ga ku aragto wax ka soo horjeeda Xeerarkeena Bulshada.
Booqo Xaruntayada Caawinta